Maamulka Degmada Baydhabo oo Go,aano Adag Kasoo saaray Nadaafad Darida Magaalada Ka jirta.

0
308

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Goobaha Taariiqiga ah ee Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa inta badan ah kuwa wasaqeysan oo qashin lagu shubo, waxaana ka mid ah Buundada Isha Baydhabo oo halbowle u ah isku soocdka magaalada xaafadaheeda kala duwan, waxaana xiligii haweenka dadka qaar ay ku soo shubaan qashimaha laga keena goobaha ganacsiyada ee ku yaala Magaalada.

Warbixintan waxaa noo heya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here