Ururka Hormarinta Deegaanka ee Dedo oo Magaalada Baydhabo Wacyigelin ugu Sameeyay qaar kamid Beeraleyda

0
741

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Hormarinta Deegaanka ee Dedo ayaa mudooyinkii dambe waday Wacyigelin ay u sameynayeen dadka beeraleyda ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay taasi oo ku aadan sidii ay u wadi lahaayeen beerida dalaqyada .

Gudoomiyaha Ururka Hormarinta Deegaanka ee Dedo Maxamed Abuukar Ali oo aan wax ka weydiinay ayaa sheegay in dadka beeraleyda ay aad u badan yihiin loona baahan yahay in dalaqyo badan la abuuro.

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here