Warbixin ku Saabsan Xaalada Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Duleedka Magaalada Baydhabo

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada Baydhabo ayaa ku badan dadyowga baahiyaha gaarka ah qaba ayigoona  Ku Kala Nool Kamamka Ku Yalaa Duleedka Degmada.

Saciid Cusmaan Haaji Waa Gudoomiyah Kaamka Indhooliyaasha ee Al Aamin oo Ku Nool In ka Badan Boqolal Qoys Kuwaasi oo Ay Isuga  Jiraan Dad Indhoole ah Iyo  Kuwo Iska Danyar ah .

Uga horeyn gudoomiyaha kaamka ayaa  Raadiyow Arlaadi Uga Warbixiyey Guud Ahaanba Xaalada Ka Jirta Kaamka .

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here