Bahda waxbarashada Baydhabo oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay Wasaarada Waxbarashada KG ee lagu hakiyay waxbarashada.

0
347

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah maamulada, jaamacaddaha, iskuulada iyo ardeyda wax ka barta magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay dowladda federaalka Somaaliya iyo midkii ka soo baxay Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed ee ku aadan in hakad galiyo waxbarashada muddo 15 maalmood, si looga hortago cudurka karoona fayris.

Warbixintan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar