Wasaaradda Caafimaadka XFS oo daah-furtay Mashruuca Caafimaadka Dhimirka ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Qalalaasuhu Saameeyey.

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Caafimaadka Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawziya Abikar Nur oo daah-furtay mashruuca ayaa sheegtay inuu mashruucani yahay mid wax badan kusoo biirin doona dadaallada loogu jiro wax ka qabashada caafimaadka dhimirka oo mudadaan dambe kusoo badanaya Soomaaliya.

Wasiirka ayaa u mahad celisay deeq-bixiyaha mashruuca oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan xaga nabadda (UN Peacebuilding).

Warkan waxaa noo heya  Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here