Beeraleyda Gobalka Baay oo isku diyaarineya in ay abuurtaan Dalaqyo Cusub

0
214

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iayadoo Sanadkaan Dadka Beeralayda Ka faaideysteen Roobabkii Da’ay beerihii soo go’ay Dalagyadooda Suuqyada keenen si Lacag Noloshooda ku maareeyaan uga Bedeshtaan Hadana Beeralayda WaDalagyadooda Suuqyada keenenxa ay Sheegayaan in Diyaar Garow kujiraan sidii Markale U tacban Lahaayeen Maadama Roobab Laga yaabo Bilaha Soo aadan Walow Sanadkaan Beeralayda qaarkood Beerahooda Uu Cunay Ayax Guuray oo Somalia Soo gaaray Hadana Markale Laga Cabsi qabo Waakan Abdunuur Ibraahim Mahamed Gudoomiyaha Gudiga Beeralayda Gobolka Bay.

Beeralayda wax yaabaha kale ay soo saaareen ayaa waxaa kamid ah Dalaga Noocyihiisa kala duwan Sida Masagada Galyda Digirta Iyo Sisinta waxay sanadkaaan boqolkiiba 85 Ka Faaideysteen Roobakii Sanadkaan Ka da,ay Dalka Hasa ahaatee waxaa Sanadkaan Qasaara soo gaartay Beeralayda Sisiinta Beerata oo Ka Madoowaatay Waxaa sidaa sheegayo Abdunuur Ibaraahim Mahamed oo ah Gudoomiyaha Gudiga Beeralayda Gobolka bay.

Warkan waxaa noo heyso Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here