Warbixin ku saabsan Caqabadah ay la kulmaan Haweenka KGS.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo Burburkii Dalka kadib Haweenka Soomaaliyeed waxa ay yihiin kuwa unugul dhibaatooyin kala duwan, Haweenku waa lafdhabarka bulshada, Waxeyna yihiin kuwa waxyaabo badan ku soo kordhiya aduunka, Waxay door muhiim ah ay ku leeyihiin bulshada dhaxdeeda gaar ahaan dhanka Ganacsiga, iyagoona soo nooleyneya hidaha iyo dhaqanka.

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir