Ardeyda dhigata Dugsiga Quraanka ee Ibnu Cabaas oo lagu wareejiyay Sameecad ay isticmaalaan xiliga ay quraanka ku tartameyaan.

0
1549

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Mudooyinkii Ugu Dambeeyay ayaa Waxay dhib weyn u qabeen Ardeyda dhigata Dugsiga Quraanka ee  Ibnu Cabaas oo ka mid ah dugsiyada ku yaala Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool, waxay ardeydaasi u baahanaayeen Sameecado ay ku tartamaan.

Axmed Ceynaab oo Caawimaad badan ka geysanaayay dugsiyada Quraanka ee degmada Xudur iyo dadka masaakiinta ah ayaa Ardeydani ka codsadeen Sameecado, Codsigooda kadib Waxaa Maanta lagu wareejiyay Sameecadaasi.

Warkan Waxaa Noo Heysa Rahma Salaad Abdullahi