Madaxweynaha KG Oo Dhagax dhigay Mashariic Hormarineed oo laga Fulinayo Degmada Diinsoor.

0
268

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdiasis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ku sugan Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay ayaa waxaa uu dhagax dhigay Saldhiga booliska ee degmadaasi iyo goobo Waxbarasho sida Xaruunta Dugsiga Sare oo ay yeelan doonta degmadaasi.

Markii la dhagax dhigay goobahaasi kadib ayaa Madaxweynaha Warbaahinta u sheegay in ay wadaan Mashaariic badan oo lagu hormarineyo  guud ahaan adeegyada degmooyinka iyo deegaanada Koonfur Galbeed.

Warkan Waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here