Wasiirka Maaliyada KG oo Ka Warbixyay Howlaha ay qabteen.

0
399

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Axmed Maxamed Xuseen ayaa Warbaahinta ugu warbixiyey Mudada Sanadka ah ee Xafiiska uu jooga Wixii Uqabsoomay Wasaaradda iyo Adeegyadii ay fuliyeen, wuxuuna wasiirka sheegay si loo hormariyo hanaanka shaqada wasaarada ay soo galeen heshiisyo dhan weliba taabaneya , wuxuuna sidoo kale tilmaamay in mashruucyadaasi ay ka faaideysan doonaan bulshada iyagoo loo marineyo qaar ka mid ah Wasaaradaha ay quseeyaan.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here