Caqabado Noocee ah ayey la kulmaan Hooyooyinka Uurka leh.?

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hooyada Uurka leh ayaa waxay la kulantaa Caqabadooyin fara badan oo nolosheeda soo wajahaan taasi oo ay u wehliso Isbedl dhanka Jirka iyo Caafimaadka, waxaana muhiim u ah Hooyada in ay la socoto Arimaha caafimaadkeeda iyo Uur ku jikuba.

Drs Batuulo Macalin Iimaan oo ah Madaxa Xaruunta Alixsaan Medical Center ayaa Radio Arlaadi Ugu Warbixsay Marxaladooyinka ay mareen Haweenka Uurka leh iyo sida loo daryeeli karo.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here