Warbixin ku saabsan Ali Ibraahim oo ah qof Muruq Maalato ah.

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ali Ibraahim Maxamed waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada muruq maalatada ah ee ka xamaasha Degmada Baydhabo,waa Aabe haysta afar carrur ah oo ayna u dheeryihin waalidiintiisa.

Wuxuuna subax weliba u soo kalahaa shaqadiisa oo ah dhisida guriyaasha,isagoo markiisa horana uu ku shaqeyn jirey soo bixida dhagaxanta oo lagu  dhisa guriyaasha iyo wixii lamid ah.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here