Maamulka Degmada Xudur oo Awaamiir ka soo saaray in Magaalada la keeni karin waxyaabaha hoos u dhiga bilicda iyo nadaafada Deegaanka.

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Degmada Xudur ee xaruunta gobalka bakool Maxamed Macalin Axmed oo shir jaraaid ku qabtay magaalada xudur ayuu kaga hadlay guud ahaan bilicda iyo nadaafada degmadaasi, wuxuuna gudoomiyaha awaamiir ka soo saaray in magaalada la keeni Karin waxyaabaha nadaafad darada keeni kara, wuxuuna sidoo kale gudoomiyaha bulshada ku nool xaafadaha degmadaasi ugu baaqay in qofkii wax dhisanaayo uu si toos ah ula soo xiriiro xaruunta maamulka degmada.

Warkan Waxaa noo heya Abdirahman Yusuf HassanÂ