Kulan looga hadlayay xeer dhaqameedka bulshada oo lagu qabtay Magalada Baydhabo

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)- kulankani mudo socday waxaa ka qeyb qaadaneyey bulshada qeybaheeda kala duwan iyo qaar ka mid ah Malaaqyada koonfur galbeed Soomaliya, waxaana loogu hadley sidii loo soo nooleyn lahaa xeer dhaganka bulshada baydhabo

Uga horeyntii  waxaa kulanka ka hadlay malaaq  mowliid  oo ka mid ah malaaqyada  koonfur galbeed somaliya, sidoo kalena qeyb ka haa qoriyaasha buug ka hadlayey  xeer dhaganka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa noo heya Rahma Salaad Abdullahi