Shaxda rasmiga ah kulanka Man United iyo Watford ee horyaalka Premier League oo la shaaciyay

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa naadiga Watford ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Old Trafford kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Manchester United iyo Watford.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Man United XI:

Watford XI:

Arlaadi Radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here