Xuska Munaasabada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
343

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay lagu qabtay xuska sanadguurada 50aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ay ka soo qeyb galeen Taliyaasha ciidanka, saraakiisha iyo madax ka socotay dowlada gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya.

Wasiirka  ku xigeen wasaarda cadaalad iyo garsoorka k.galbeed mudane cabduhaab cabdulahi ayaa maanta ka qeeb galay munaasabada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Maxaabiixsta iyo Xabsiyada Dalka, waxaana la aas-aasay 22-kii Febraayo sanadkii 1970-kii, iyadoo tan iyo xilligaasi uu si hufan u gutay waajibaadkiisa marka laga reebo inta uu dalka ku jiray bur-burkii.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here