Olale Nadaafadeed oo Maanta laga Bilaaway Degmada Qansac dheere ee Gobalka Baay..

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Degmada Qansac dheere ee gobalka baay laga bilaaway olole nadaafadeed qaar ka mid ah xaafadaha ku yaala degmadaasi, waxaana loogu talagalay sidii loo nadiifin lahaa xaafadaha iyo dib u soo celinta bilicda guud ahaan degmada qansac dheere.

waxaan si isxilqaan ah ku bilaaway qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu soo baxay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen nadiifinta wadooyinka, iyadoona horkaceysay gudoomiye ku xigeenka degmadaasi

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir