Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa degmada xudur ee gobolka bakool dhowaan laga hirgelieyey xaruunta Caafimaadka ee iidow waxaana taabageliyey dhalinyaro waxbartey oo degaanka dib ugu soo laabtey ,Xaruntaani waxey ka koobantahay dhowr qeyb oo lagu daaweya bukaanada iyo farmashida daawada lagu bixiyo.
Muqtaar jabriil waa dhaqtarka ka howlgala xarunta Caafimaadka ee iidow waxaa uu sharaxaad ka bixiyey Cudurada ay daaweeyaan iyo qalabka ay istimaalaan.
Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi