Maamulka Gobalka Bakool iyo kan Degmada Xudur oo Fariin udiray Hay’adaha ka howlagala Gobalkaasi

0
315

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Degmada xudur ayaa awaamiir ka soo saarey Hay’adaha ka howlagala Degmada inay shaqaalahoodi ay warqad ka soo qaataan Xafiiska Degmad maxamed macalin Ahmed ayaa sidoo kale baaq  u direy dadka ganacsatada ah oo raba in ay helaan bajadada laga hirgelinaya degmada xudur una sheegey in ay warqada ka qaataan maamulka degmada Xudur si loo ogaado howlaha guud ahaan ka socda gobalkaasi.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir