Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay gudigii loo magacaaway soo xulista Baarlamanka labaad ee KGS.

0
300

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kadib Markii Madaxweynaha K/Galbeed Magacaabay Gudiga Farsamada Xulista Barlamaanka Labaad Dowlada Goboleedka K/galbeed Somalia kaasi oo ka koobnaa 10 Xubnood  oo leh Gudoomiye iyo Gudoomiye Ku xigeen Xoghaye ayaa Bulshada ku nool K/galbeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Baydhabo ayaa siyaab kala duwan uga hadlay qaar ka mid ah shacabka magaalada Baydhaba  ayaa Arlaadi Radio Mikarofoonka ladhax qaaday waxayna u baadnaayeen  kuwa soo dhaweeyey Gudigaas ayagoo ku baaqay in Xulista Barlamaanka Lagu saleeyo nidaam Cadaalad ah

Warkan waxaa Noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here