Maamulka Gobolka Baay oo uga baaqay Shacbka ku nool Magaalada in ay ka qeyb qaataan nadaafada .

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyada oo dhowaan Maamulka  Gobolka  Baay iyo kan adegmada Baydhabo Shacbka Magaalada ugu baaqeen  in laga qeyb qaato nadaafada dibna loogu soo celinaayo Bilicda Magaalada baydhabo  ayaa baaqaas waxa qaatey  dhalinyaro iskugu jira Gabdho iyo wiilal oo si iskooda ah isku soo abaabuleen nadaafadaas  oo lagu quruxiyo bilicda magalada

Qaar kamid ah dhalinyaradaas  oo sameynay Buundada Weyn Ee isha Baydhabo halkaas oo ka muuqata Nadaf Xumo, waxay Radio Arlaadi uga warbixiyeen howsha ay wadaan iyo waxyaabaha ku kalifey  in si iskooda ah ay u bilaabaan Olole Nadaafadeed.

Rahma Salaad Abdullahi ayaa warkan noo heysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here