Aqoon yahanada Wax ka dhigta Cilmiga Beeraha Jaamacadaha Baydhaba oo ku baaqaya in Barakacayaasha La baro sidii ay u soo saraan lahaayeen Dalagyo Cusub

0
512

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cabdiqaadir Nuur Abuu oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya islamarkaana wax ka bartay Cilmiga Beeraha sidoo kalena wax ka dhiga jaamacadaha ku yaala Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha kala duwan ay heystaan beeraleyda Soomaaliyeed gaar ahaan beeraleyda koonfur galbeed.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade