Barakacyaal Cusub oo soo gaareen Degmada Bardaale ee Gobalka Baay

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha kaamka barwaaqa ee degmada berdaale ee gobalka baay fadumo isxaaq ayaa ka warbixisay xaalada guud ee kaamka, iyadoo sheegtey in dhibaatooyin dhanka nolasha ah ay ku jiraan  sida in ay haysan biyo iyo musqulo intaba, waxaana xerada kaamkaasi ayaa weli soo gaareya barakacyaal ka soo barakacay deegaano hoos yimaaa degmadaasi Berdaale.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here