Dunida oo laga xusay Maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga iyo dhaqaatiirta Baydhabo oo ka hadleen.

0
340

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudniinka Fircooniga ayaa ah caado dhaqameed loogu dhaqmo wadamo badan oo caalamka ka mid ah, dalka soomaaliya ayaa ka mid ah goobaha si weyn looga isticmaalo gudniinka fircooniga.

sanad weliba lixdda bisha 2aad ayaa waxaa la xusaa maalinta ka hortaga gudniinka fircooniga ah, waa maalin laga wacyageliya dadka dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircooniga.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir