Maamulka Degmada Baydhabo oo bulshada usheegay in ay soo ogeysiiyaan marka ay guriyo kala gadaneyaan.

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isagoo Kaqeybgalaya Barnaamijka Martida Radio Arlaadi Xogoyaha Dowlada Hoose Ee Magaalada Baydhaba Abdishakur Shekh Aadan ayaa Bulshada Magaalada  Amray  Inay Marka Ay Gurayaha Kala Gadanayaan soo ogeysiiyaan Dowlada Hoose ee Baydhaba si loo yareeyo isu dhac Bulsho islamarkaana Maamulka Guryaha u waa faajiyo Shuruucda Dhismaha  Wadooyinka Mgalaada isagoo Farta ku fiiqey Dhulalka lagu kala iibsanyo Daafaha Magaalada.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here