Wasaradda Gar Gaarka KGS Oo ku Baaqday in gar gaar Deg deg ah la gaarsiiyo qoysaskii ka soo barakacay Deegeenka Toosweyn ee gobolka Baay.

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudooyinkii uga dambeeyey ayaa qaar k mid ah tuulooyinka degaanada koonfur galbeed ay ka soo barakaceyeen in ka badan sedax kun qoys oo ah dadkii ku noolaa  tuuooyinka oo ay isagu jireen beeraley iyo xoola dhaqato.

Degaanak toosweyn oo ka mid ah deegnada koonfur galbeed ayaa ah meesha ay inta badan ay ka yimaadeen barkacyaasha iyigoo ku soo qulqleya degmooyinka berdaale iyo beydhabo si ay ula taacalaan maaryeynta noolashooda .

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir