Magaalada Xudur oo lagu dahfurey Mashruuc lagu nakhshadeynayo Degmooyinka Xuddur, Waajid iyo Ceelberde ee Gobalka Bakool

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa degmada  Xudur ee gobalka bakool lagu qabtey tawabar ay ka soo qeyb galen shan iyo labaatan xubnood oo ka kala socoda degmooyinka waajid ceelberde iyo xudur waxaana lagu soo bandhig donaa baahiyaha kala duwan ee ka jira degmooyinka gobolka bakool.

qorshaha loo socodana ay tahay in la helo istiraajiyada uga wanagaasan oo ah in la helo naqshadenta sedaxdaan degmo.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here