Barnaamijyadda Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha ee Arlaadi Radio. By RADIO ARLAADI - January 31, 2020 0 298 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedineya Abdikadir Mohamed Nor Warcade iyo Rahma Salaad Abdullahi