Wafdi ka socda Dowlada Norway Oo kullan la qaatay Maamulka Degmada Baydhabo.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wafdigaan ka socday dowlada norwey oo soo gaarey magaalada baydhabo ayaa waxey booqdeen wadooyinka dhismaha ka socda ee baydhabo waxaana ku wehlinaayey booqashadaasi xubno ka socda maamulka degmada baydhabo.

Waxaana booqashada kadib wefidiga ay kulan la qaateen maamulka degmada baydhabo iyo kan gobalka baay kaasi oo looga Hadley sidii mashaariic loogu fulin lahaa degmada baydhabo.

Warkan Waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here