Muxuu Yahay Cudurka Duumada?

0
676

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cudurka duumada waa xanuun qatar ah oo lagu kal qaadi karo qaniinyada kaneecada qofka oo u keeni karto dhibaatoyin farabadan waxaan dr cabdiqaadir oo ka mid ah dhaqatiirta magalada baydhabo  Radio Arlaadi uga warbixyey cudurkani.

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi