Dhaqtar daaweeya cudurka bawaasiirka oo yimid xaruunta cisbitalka tiirow ee baydhabo.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhaqtar Axmed Ibraahim Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta daaweysa cudurka bawaasiirka ayaa waxa uu yimid cisbitaalka tiirow ee magaalda baydhabo si uu u daaweeyo bukaanada qaba bawaasiirka,waxaana cisbitalkaasi uu ku sameyn doonaa qaliimo ku aadan cudurkaasi.

Maamulaha cisbitaalka tiirow ee magaalada baydhabo Dr Isxaaq Maxamed Tiirow ayaa ka warbixyey dhaqtarka soo gaarey xaruunta cisbitalkiisa iyo sida uu udaaweynaayo bawaasiirka.

Warkan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here