Jadwalka koobka horyaalka KG super league oo maanta la shaaciyey.

0
336

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Maanta  si toos ah loo shaaciyey jadwalka koobka horyaalka skoonfur galbeed super league oo la sheegey in uu bilaaban doona 12-02-2020, Kaasi oo noqon doona kii ugu horeeyey oo Koonfur galbeed lagu qabto.

Axmed Cali Xasan oo ah gudoomiyaha xiriirka kubada cagta koonfur galbeed ayaa ka faafaahin ka bixyey.

Arlaadi Radio

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here