Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha ee Arlaadi Radio

0
262

Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Musiga iyo Salaamaha ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedineya Siid Ali Muuse Ateera iyo Maryan Macalin Abshir.