Maamulka Cisbitalka guud ee degmada ceelberde oo ka warbixyey qaliinada ay fuliyaan.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada Ceelberde oo ka tirsan degmooyinka gobalka bakool ayaa in mudo ah waxaa ka taagneyd caafimaad daro oo ay ku yareyd xaruumaha lagu daaweeyo dadka xanuunsan balsea maanta waa maalin ka duwan oo waxa ay bulshada degmadaasi ay heleen xaruun caafimaad oo wax loogu qabto dadka ku xanuunsada degmadaasi.

Warbixintan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here