Barnaamijka Maaweelada Caruurta ee Arlaadi Radio.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Maaweelada Caruurta ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedineya Maryan Macalin Abshir.