Waa Sidee Adeegyada guud ee Cisbitaalka Degmada Xudur.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha guud ee cisbitaalka  degmada xudur ee xaruunta gobolka bakool  Dr Isaaq Maxamed Nuur Boorow ayaa ka warbixiyey Adeegyada  ay Bulshada ka helaan cisbitaalka iyo kuwa aan weli laga hirgelinin ee cisbitaalka degmada weli ka maqan.

Isbitaalka degmada Xudur bulshada waxa ay ka helaan adeegyo lacag la,aan ah waxaana la keena bukaano u baahan mashiinka raajitada oo aan cisbitaalka laheyn iyo Qalabka nocyadiisa kala duwan.

Warbixinta waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here