Barnaamijyadda Barnaamijka Tijaabi Codkaada Ee Arlaadi Radio. By RADIO ARLAADI - January 13, 2020 0 216 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Tijaabi Codkaada ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedineya Maryan Macalin Abshir.