Barnaamijyadda Barnaamijka Maaweelada Caruurta Ee Arlaadi Radio. By RADIO ARLAADI - January 10, 2020 0 232 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Baydhabo(Radio Arlaadi)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Maaweelada Caruurta ee Radio Arlaadi, waxana soo jeedinaya Maryan Macalin Abshir.