Nin dhalinyaro ah horey waxbarasho ugu maqnaa dibada, dibna ugu soo noqday Baydhabo oo abuurtay fursad shaqo.

0
789

Baydhabo (Radio Arlaadi)- Maxamed ibraahim Abuukar wuxuu ka mid yahay dhalinyarada Qurbaha ku maqanaa mudo  ka dibna dib ugu soo laabtay dalka gaar ahaan deegankisa oo ah magaalada baydhabo isagoona la yimaaday fikrad ganacsi taasi  uu ka furey xarun cusub magaalada baydhabo.

maxamed waa milkiilaha xaruunta bulsho cosmetics gift center oo ka mid ah xaruumaha ku yaala magalada baydhabo xili aan booqasho ugu tagey xaruuntiisa  ayaa radio arlaadi ugu warbixyey isbedlka noloshiisa ku sameeyey.

Dhanka kale waxa uu dhalinyarada soomalaiyeed ugu baaqay  in ay  is xilqaaman kuna dadaalaan waxa barashada iyo in ay waxa ku so kordhiyaan magaladoda si ay shaqa la,aan ugu baxaan.

Radio Arlaadi:- Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here