Dhageyso:- Kulan loogu hadlaayey qorshaha qorida hormarinta gobalka bakool oo xudur lagu qabtay.

0
480

Kulankan ayaa waxaa laga soo qeyb geliyey qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool ee degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka baay waxaana kulankaasi ujeedadiisa aheyd sidee ay bulshada ugu qeyb qaadan lahaayeen qorasha Qorida hormarinta gobalka bakool waxaana sidoo kale qeyb ka ahaa maamulka degmada iyo kan gobalka bakool iyo wefid ka socday wasaarada qorsheynta iyo maalgashiga koonfur galbeed iyo marti sharaf kale.inta uu kulanka socday ayaa waxaa la is weydaarsaday fikrado kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here