Dhageyso:- Wefdi uu hogaaminaayey wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka koonfur galbeed oo booqasho ku tagay xaruumaha caafimaad ee degmada xudur

0
284

Degmada Xuudr ee Xaruunta Gobalka Bakool ayaa waxaa booqasha ku tagay masuuliyiin ka socda wasaarada caafimaadka koonfur galbeed oo ugu horeeyey wasiir ku xigeenka wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale.

Wefdiga ayaa waxay tageeb xaruumaha caafimaad ee degmadaasi sida xaruumaha lagu daaweeyo hooyada iyo dhalaanka oo degmada dhawaan laga furay iyo cisbitalka guud ee degmada, wasiir ku xigeenka ayaa warbixino ka dhegeystay mamauliyaasha xaruumaha caafimaad, wuxuuna sidoo kale booqday keydka daawooyinka degmada xudur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here