Dhageyso:- Warbixin ku saabsan Dalxiisiyaal soo gaarey Magaalada Baydhabo.

0
276

Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay ayaa bilihii dameb soo gaareya dalxiisiyaal ka yimaada qaarada yurub si ay u booqdaan goobaha taariiqiga ah ee degmada baydhabo ay leedahay.

ma ahan markii ugu horeysay oo dalxiisiyaal yimaada balse dalxiisiyaalka hada jooga ayaa ka yimaadeen dalka Faransiiska waxaana soo dhaweeyey wasaarada bay,ada iyo duurjoogta koonfur galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here