Dhageyso:-Masuuliyiin ku sugan degmada Waajid ee Gobalka Bakool oo kulan la qaatay bulshada degmadaasi.

0
294

Wafdi isugu jira xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka soomaaliya kuwooda matela degmada waajid iyo xubno ka tirsan maamulka koonfur galbeed oo isugu jira wasiiro iyo madaxweynaha koonfur galbeed ayaa waxey  kulan la qaateen qeybaha kala duwan ee bulshada degmada waajid sida dhalinyarda, haweenka iyo odeyaasha dhaqanka degmadaasi, iyagoona booqdey xaruumo kala duwan ee degmadaasi.

Kulanka kadib waxaa Warbaahinta la hadlay isagoona sharaxay ujeedada booqashada ee magaalada waajid Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib uheshiisinta koonfur galbeed maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here