Dhageyso:- Gudiga Gurmadka Fatahaada Koonfur galbeed OO deeq gaarsiiyey barakacyaasha roobka saameeyey.

0
292

Gudiga Gargaarka koonfur galbeed  ayaa maalmahaanba waday wax u qeybinta dadka barakacyaasha ee saameynta ku yeeshay roobabkii da,ay waxaana deeq ay soo dhiibtay dowlada Qatar la gaarsiiyey dadka barakacyaasha oo dhib u qabay alaabta la soo gaarsiiyey.

waxeyna qaar kamid ah markii loo qeybiyey alaabta loo soo dhiibay ay ka hadleen waxyaabihii la siiyey.

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay wasiiradii ka tirsanaa gudiga gurmadka fatahaada koonfur galbeed oo isugu jiray dhowr wasiir oo ka kala socday wasaarado dhowr waxaana ugu horeeyey wasiir ku xigeenka wasaarada gargaarka maareynta masiibooyinka Cabdiqaadir Baraka, waxeyna bulshada koonfur galbeed ugu baaqeen in ay is caawiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here