Dhageyso:-Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay oo ku soo badaneya ganacsatada yar yar.

0
289

Magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay  ayaa ku soo badanaya ganacsiyo yar yar oo ay sameysteen dhalinyaro  ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed si  ay ugu raadsadaan nolol maalimeedkooda qoyska .

Siida cali maxamed nuur waxaa uu ka mid yahay dhalinyerada ku ganacsata magalada beydhbo, ganacsiga uu haayo ayaa ah iibinta dharka raga nocyadiisa kala duwan  wuxuuna shaqadaani ku jiraa mudo. Siida cali sheqada uu haayo waxaa ku tiirsan qoysiskiisa asigoo ku kala dibira noolala maalimeedkooda iyo waxbarshad caruurta .