Dhageyso:-Ganacsiga Degaanka Goofgaduud Buuray Oo Sare U Kac Kuyimid.

0
280

Maamulkadegaanka goofgaduud buuray ee goblka baay oo maanta shir jaraa’id ay ku qabteen  magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay kaga hadleen xaaladaha guud ee degaankaasi madaama degaanka uu ka mid ayhay degaanada katirsan koonfur galbeed ay sameyeen roobabkii maalmahaani ka da’ayeen.

Xasan buuyow oo ah gudoomiyaha degaanka goofgaduud buuray ayaa waxaa uu sharxaad kaga bixiyay shirkaasi jaraa’id       xaalada   Deeganka  Goof gaduud  waxaana uu sheegay in roobabkaasi siweyn ay usameyeen degaanka iyo shacabka ku nool,isigoona sidoo kale sheegay in sicirka ganacsiga uu ku yimid saro ukac taasi oo uu ku sababeeyay arimaha fatahaadkii kadhasheen roobabkaasi

W/Q: Wariye Siid Cali Muuse (Ateera)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here