Dhageyso:- Ururka Walaalaha Iftiin Arlaadi oo deeq lacageed gaareysa 1000 dollar ugu deeqay dhismaha masjid jaamac ee degmada xudur.

0
338

Deeqdaan lacageed oo gaareysa 1000  dollar ayaa waxaa la soo gaarsiiyey gudiga dhismaha masjidka jaamac ee degmada xudur kaasi oo weli sii socota dhismihiisa, waxaana masjidka ugu soo  deeqay Ururka Walaalaha Iftiin Arlaadi oo ay u soo wakiishteen Maxmed Abdullahi Maxamuud Sikow.

Gudiga Dhismaha masjid jaamaca ee magaalada xudur ayaa aad ugu mahadceliyey lacagta la soo gaarsiiyey waxeyna muslimiinta meel kasta ay joogaan ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan dhameystirka dhsimaha masjidka oo hakad ku yimid maadaama ay go,day lacagihii loogu talagalay in lagu dhiso masjidkaasi.