Dhageyso:-Guddomiyaha Deeganka Janaale oo soo xirey Simaanar loo qabtey bulshada deeganka janaale

0
290

Kulan is weydaarsi  ah oo looga hadlaayey wax ka qabashada dhibaatada degmada janaale ee gobolka shabeelada  hoose ayaa waxa lagu  qabtey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose  waxaa kazoo qeyb gale gudoomiyaha degmada janaale iyo maamulka degmada afgooye ee gablka shabelada hoose kulankaan ayaa muhiimadiisa waxay aheyd wax ka qabashada arimaha degaanka sida waxbarashada caafimaadka iyo arimaha kale ee bulshada ugu horeyntii ayaa waxaa kahadlay dadkii ka qeyb galay siminaarkaan.

Maxamad nuur gaabow oo ah gudoomiye kuxigeenka maaliyada degmada ayaa waxaa uu bulshada degmada janaalay siminaarkaan ka qeyb gashay ugu baaqay inay wixii siminaarkaan ay kaga fa’ideysteen ay bulshada kale iyo degaanka ay ku celiyaan.

Wariye Eng Mohamud Yarisow 

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here