Dhegeyso:- Warbixin ku saabsan Cudurka Cagaarashowga

0
675

Cudurka Cagarashoowga Wa Mid Leh Sameyn Una kala Baxa Nicyo Kala Duwaan leh Nocyadaasina ay kala halisbadanyihin.

Malahaan Da”a Weynaan iyo Yaraan  Dadka ku Dhaca Cudurga Waxaa la iskaga kala Gadaa Siyaabo kala Duwaan.

Wa Kaan Dr Osmaan  Harare Isuduwaha & agaasimaha fulinta

Mashruuca Caafimaadka Bariga Afrika.

Nocaa A Waa Qeyb Ka Mid Ah Cudurka Cagarashoowga  Waxaa Badaan oo Ku Dhacaa Carurta Waxana ka dhashaa Wasaqda,Biyaha,Cuntada Balse waxaa Cudur baxaa Aan riibin Rad loona  yaganaa Akiood o ka mid yahay cudurada soo mareynka ah.

Nooc B Waa Midka Ugu Haliista Badan Wuxuna u kala Baxaa 3 Lkn Wuxuu Si Toos ah u Abaaraa Beerka kuna Sababa inoo Beerka Aboodi wayo Shaqadiisa ka dibna qofka ula geeriyoda waxaana lasiakaga kala gadaa Dheega,kalmada,erbada

Qeybaha C iyo Dga Maxey yihin Halkii Ay sameyaan sidee ayey  uga dhacaan bulshada

Midka ugu dambiyaa waa E Lakiin ma haan mid ku badan yahay Somalia iyo Africa  Wuxuuna ku Badanyahay Qarada Asia.

 

Ma lahaan Daawo Aad Gadaneyso Markaa oo kugu Dhaco Balse Wuxuu leeyahay ka hortaag ah Sidaa Radio Arllaadi u xaqijiyey  Dr Isack  Mohamed Tiirow oo Ah Mmaulka Isbitaalka Tiirow ee Baydhabo Wuxuu Sii Raciyey Wuxuu Cudurkaan ku Badanyahay Gobolka

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here