Maamul Cusub oo loo Magacaabay Degmada Baydhabo Ee Gobolka Baay.

0
348

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xilkii ka qaaday Gudodomiyihii degmada Baydhabo iyo kuxigeenadiisa, iyada oo Maamul Cusub la Magacaabay.

Wareegtada ayaa lagu sheegay in kadib wadatashiyo iyo baahi loo qabo dardar-gelinta howlaha Shaqo ee degmada loo Magacaabay Maamul Cusub ee Magalada Baydhabo oo ah Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonmfur Galbeed.

Wareegtada ayaa lagu Magacaabay Guodoomiyaha degmada Baydhabo, Saddex kuxigeen iyo Xoghaya degmada,kuwaas oo bedelaya Mas’uuliyiinta xilka qaadista lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here